Askari katirsanaa Ciidamadii C/Rashiid Janan ku wareejiyay dowlada oo dil geestay

Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in askari katirsanaa ciidamadii uu dhawaan dowlada federaalka ku wareejiyay Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan uu geestay fal isugu jira dil iyo dhaawac. Asklarigan oo ku sugnaa xero ciidan oo kutaala degmada Doolow ayaa la sheegay in uu dilay askari kale oo xerada … Continue reading Askari katirsanaa Ciidamadii C/Rashiid Janan ku wareejiyay dowlada oo dil geestay